Dhamideed adduunyada
Aduunbaa jacayl iyo
Kuu hayaa amaanee
Ixtiraam aan kaahelo
Ubax dayr baxoo
Oogadu casaan tahay
Idil looriyaaqaad
Iftiin kiisa leedahay
Aragaaga wacanee
Oogada ilqabadka leh
Ka ilbuuxsanwaayee
Ma,I,aaminaysaa?
Abidkeed aduunyada
Ruuxii ildaranee
Uu afxiro jacaylku
Aad migu udaranaa
Kii, qays asiibee
Iilka laylageeyee
Cilmi oofta jaraybaa
Igu kaa irdheeyee
Ugubkaad
usidataa
Edebtiyo xishoodkiyo
Asluubtiyo aqoontana
Adigaa uhooya,ah
Afeeftaydu waxaytahay
Inaan aniyo adi
Axdi aan samaynoo
Olokiyo urgumadaan
uurkayga jiiftee l
La,ilguduudinwaayay
Ila,oodid caashaqan
La,irdhaysanahayee
Kaligay la,ooyayo
Inaad ila afqabatoo
Udubka iila taagtoo
Dhidibada u,aastaataan
Kaa dooni amaleey
Ana aan ku doogsado
Adna aad ku diirsatid
Ilihiisa caashaqa
Lagu,oon baxaayee
Amaleey wax ilaqabo
Waan kuu,ildaranoo
Caashaqbay aroorshoo
Ooftiyo
adhaxdiyo
Adimadaan kaxidhanee
Eridhaban sidaan ahay
Ubadkiisi laga xidhay
Kuu,irdhoonayaayoo
Kalgacayl la,ooyaa
Uurku ila xanuuna
Afkii hadalkii daayoo
Aduunyada dhamaanteed
Indhahaan ka dhawraa
Aamusnaan ku dhaafaa
Aqligaaga kaashoo
Aqoontaada garashada
Urugtiisa caaashaqa
Ayaan qudha kolaytahay
Aan kaahelo amaaleey
Abaal wacan amaaleey
Soo,uruuri caashaqa
Iftiin kiisa kaarkiyo
Ilayskiisa ila,arag
Farxadiisa ila,eeg
Dhamideed aduunyada
Aduunbaa jacayl iyo
Kuu hayaa amaanee
Ixtiraam aan kaahelo
Ubax dayr baxoo
Oogadu
casaan tahay
Idil looriyaaqaad
Iftiin kiisa leedahay
Aragaaga wacanee
Oogada ilqabadka leh
Ka ilbuuxsanwaayee
Ma,I,aaminaysaa?
Abidkeed aduunyada
Ruuxii ildaranee
Uu afxiro jacaylku
Aad migu udaranaa
Kii,
qays asiibee
Iilka laylageeyee
Cilmi oofta jaraybaa
Igu kaa irdheeyee
Ugubkaad usidataa
Edebtiyo xishoodkiyo
Asluubtiyo aqoontana
Adigaa uhooya,ah
Afeeftaydu waxaytahay
Inaan
aniyo adi
Axdi aan samaynoo
Olokiyo urgumadaan
uurkayga jiiftee l
La,ilguduudinwaayay
Ila,oodid caashaqan
La,irdhaysanahayee
Kaligay la,ooyayo
Inaad
ila afqabatoo
Udubka iila taagtoo
Dhidibada u,aastaataan
Kaa dooni amaleey
Ana aan ku doogsado
Adna aad ku diirsatid
Ilihiisa caashaqa
Lagu,oon baxaayee
Amaleey
wax ilaqabo
Waan kuu,ildaranoo
Caashaqbay aroorshoo
Ooftiyo adhaxdiyo
Adimadaan kaxidhanee
Eridhaban sidaan ahay
Ubadkiisi laga xidhay
Kuu,irdhoonayaayoo
Kalgacayl la,ooyaa
Uurku ila xanuuna
Afkii hadalkii daayoo
Aduunyada dhamaanteed
Indhahaan ka dhawraa
Aamusnaan ku dhaafaa
Aqligaaga kaashoo
Aqoontaada garashada
Urugtiisa caaashaqa
Ayaan qudha kolaytahay
Aan kaahelo amaaleey
Abaal wacan amaaleey
Soo,uruuri caashaqa
Iftiin kiisa kaarkiyo
Ilayskiisa ila,arag
Farxadiisa ila,eeg
Dhamideed aduunyada
Aduunbaa jacayl iyo
Kuu hayaa amaanee
Ixtiraam aan kaahelo
Ubax
dayr baxoo
Oogadu casaan tahay
Idil looriyaaqaad
Iftiin kiisa leedahay
Aragaaga wacanee
Oogada ilqabadka leh
Ka ilbuuxsanwaayee
Ma,I,aaminaysaa?
Abidkeed aduunyada
Ruuxii
ildaranee
Uu afxiro jacaylku
Aad migu udaranaa
Kii, qays asiibee
Iilka laylageeyee
Cilmi oofta jaraybaa
Igu kaa irdheeyee
Ugubkaad usidataa
Edebtiyo
xishoodkiyo
Asluubtiyo aqoontana
Adigaa uhooya,ah
Afeeftaydu waxaytahay
Inaan aniyo adi
Axdi aan samaynoo
Olokiyo urgumadaan
uurkayga jiiftee l
La,ilguduudinwaayay
Ila,oodid
caashaqan
La,irdhaysanahayee
Kaligay la,ooyayo
Inaad ila afqabatoo
Udubka iila taagtoo
Dhidibada u,aastaataan
Kaa dooni amaleey
Ana aan ku doogsado
Adna aad ku diirsatid
Ilihiisa caashaqa
Lagu,oon baxaayee
Amaleey wax ilaqabo
Waan kuu,ildaranoo
Caashaqbay aroorshoo
Ooftiyo adhaxdiyo
Adimadaan kaxidhanee
Eridhaban sidaan ahay
Ubadkiisi laga xidhay
Kuu,irdhoonayaayoo
Kalgacayl la,ooyaa
Uurku ila xanuuna
Afkii hadalkii daayoo
Aduunyada dhamaanteed
Indhahaan ka dhawraa
Aamusnaan ku dhaafaa
Aqligaaga kaashoo
Aqoontaada garashada
Urugtiisa caaashaqa
Ayaan qudha kolaytahay
Aan kaahelo amaaleey
Abaal wacan amaaleey
Soo,uruuri caashaqa
Iftiin kiisa kaarkiyo
Ilayskiisa ila,arag
Farxadiisa ila,eeg