|
|
|
Maansadan waa curiyay Gabayaaga da'da yar ee caanka
ah C/fataax Daahir Cige oo ku nool Waddanka Masar gaar ahaan magaalada Qaahira, Maansadiisii la magac baxday SAL-GAADH waxay
ku bilaabatay sidan | | 1-safar weeyi
duniduyoo 2-sahaydeeda lama huro 3-sayidkii na uumaa 4-imtixaanka saxayoo 5-ninka saaqidkee hadha 6-naarbaa
sugaysoo 7-halkaasuu kusii jiri 8-ninka soo shaqaystana 9-janaduu saldhigayaa 10-sida lagu badbaadee 11-loo
samata baxayaan 12-ka salgaadh is leeyahay
13-marka ay su,aaluhu 14-salaad sheega ay tahay 15-kolay waan sahwiyi
jiray 16-intaan koonka saarnaa 17-sartii lagu kabaayiyo 18-suna buuxinaa yaan 19-ka salgaadh is leeyahay
20-ramadaanka
soonkii 21-haddaan saafi loodayn 22-saatirkeen maqaatee 23-sune kaba halkaasbaan 24-ka salgaadh is leeyahay
25-saaxiibka
kuu dhaw 26-sirwadaaga kula jira 27-wax hadday kasiibtaan 28-waxa sugan inay cadho 29-kala sooci labadaa 30-inta
ay sidaa tahay 31-camal saalaxoogii 32-saray looma qaadoo 33-saatir nagama yeelee 34-waxa lagu sifeeyaan 35-ka
salgaadh is leeyahay
36-wax sawiran ayaad tahay 37-markii laga siyoon jiray 38-saban hore ayay hayd 39-markii
seefta dheer iyo 40-xoogxoogu socon jiray 41-sahal bayba taas hayd 42-muslimiinta siliciyo 43-saxariirta lagu
wado 44-lilmadaan usaydh shaa 45-dimuqraadibaa siray 46-sakiinbaa la dadayaa 47-siijeedka anuu nacay 48-soofeeyay
taydii 49-sadkii aan lahaynbaan 50-ka salgaadh is leeyahay
51-saddex dhaaf halbaa xiga 52-erey suxufi weeyaan 53-waxa
sagalka kiciyee 54-kala saaray teenii 55-waa awooda sabankani 56-socdaalkeega waan galay 57-sikastaba hanoqotee 58-saxaafada
gunteedaan 59-ka salgaadh is leeyahay
60-murtideenu waa solay 61-sasabaysa murugsane 62-suuraysa waaqica 63-waa
soodh lajabin karin 64-saaruukh abwaan sido 65-sancadeedu goortay 66-sacabada nin wayn tahay 67-wanaag soorto
weeyaan 68-sabi yidhi anaa tirin 69-intuu ood ka salaluu 70-xaajadu sirgaxantaa 71-taladuna siqiirtaa 72-wax
sawaaban sheegaa 73-halxidhaale saxa iyo 74-suugaan da,waynbaan 75-ka salgaadh isleeyahay - 76-dadku waa sun
iyo malab 77-faraheena lama simin 78-wax kastaa kusoo mari 79-haddii aan suldaan ahay 80-waxa saaka joogaan 81-ka
salgaadh is leeyahay
82-dumarkeena sabankana 83-raga saaka joogoow 84-xishood wuu kaso hadhay 85-wax lasugo
kumaan arag 86-lilmadoodu wa sixir 87-ha rumaysan salli yoow 88-isa soo dadkooduna 89-waa siyaasad xeel dheer 90-ayay
subuni kaa helin 91-salaan dhaafsan abidkaa 92-anuu waan kasoomoo 93-sibinaaara qaatoo 94-dumar lama safaadoo 95-siwaaj
qudha ayaa imara 96-salgaadhbaan la magac baxay
C/fataax Daahir Cige(SAL-GAADH) mudane_22@hotmail.com cairo |
|